Ciilmooge muxuu kala hadlay qurbajoogta Soomaalida?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ciilmooge muxuu kala hadlay qurbajoogta Soomaalida?

Wasiirkii hore ee warfaafinta dawladda federalka ee Soomaaliya Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi oo shirar u qabanayey jaaliyadaha Soomaalida ee deggan dalal ka mid ah Afrika, Carabta, Yurub iyo Mareykanka, ayaa haatan wuxuu gaaray magaalada London.

Haddaba waxa uu maanta marti-noogu ahaa xarunta BBC-da waxaana wareysigan la yeeshay Cabdinuur Sheekh Maxamed Isxaaq oo marka hore waydiiyay in shirarka uu qabtay iyo kulanka jaalliyadaha ay ka dhigan tahay olole doorasho inuu ku jiro isagoo hore isugu sharaxay xilka madaxweynaha Soomaaliya?