Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay muranka dekadda Bosaaso
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay muranka dekadda Bosaaso

Madaxweeynaha Puntland Cabdi wali Mahamad Cali Gaas ayaa ka Hadlay Duqeeemo laga geeystay Meelo kamida Puntland waxa uu sheegay in rag ka tirsan daacish ay Ku dhintayn sidoo kale waxa uu ka Hadlay muranka ka jira dakada bosaaso kaasoo udhaxeeya Ganacsatada iyo maamulka,

Gaas oo shalay ka soo laabtay Dalka Ithopia ayaa ugu horeen wariye ahmad cawil Jaamac waydiiyay waxa ay madaxda Ithopia kawada hadleen.