Puntland oo dadku ka cabanayaan carro-guur iyo isbadel dhanka cimilada ah
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Puntland oo dadku ka cabanayaan carro-guur iyo isbadel dhanka cimilada ah

Deegaanada maamulka Puntland ayaa Qaar ka mid ah waxaa laga dareemayaa Carro-guur ka dhashay arrimo dabiici ah oo ka dhacay dhulkaasi.

Qaar ka mid ah dadka Puntaland ayaa loo sababeynayaa inay deegaanka wax yeelo u geestaan.

Wariyaha nooga soo warama Puntland Axmad Cawil, ayaa warabaxintaa Garowe ka soo diray.

Mowduucyada la xiriira