Wareysi Sacuudiga oo laga ogolaanayo Shineemooyinka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi Sacuudiga oo laga ogolaanayo Shineemooyinka

Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay in xayirada ka qaadayaan Shinoomooyinka Ganacsiga taas oo socotay muddo ka badan 30 sanadood.Wasiirka dhaqanka iyo warfaafinta ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan shatiyada si dhaqso leh loo siinayo Shineemooyinka iyadoo tan horeeysa la filaayo in la furo bishi March 2018.

Talaabooyinkan waxay qeyb ka yihiin aragtida Amiirka leh dhaxalka Boqortooyada Maxamed Bin Salman ee 2030 oo ah barnaamijka is bedelada dhaqan iyo dhaqaale.

Iftin Faysal oo degan magaalada Al- Khobar ee dalka Sacuudiga, waxaana waydiiyey sida dalkaasi looga arkay go'aankaas.