Jiritaanka Xamaas maxay kusoo kordhisay qadiyadda Falastiin?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Jiritaanka Xamaas muxuu kusoo kordhiyay qadiyadda Falastiin?

Iyadoo dhawaan Mareykanka uu magaalad Qudus u aqoonsaday inay tahay Caasimadda Isra'iil ayaa ururka Xamas ee Falastiin wuxuu maanta u dabaal degayaa 30 sano guuradii kasoo wareegatay markii la asaasay ururkaasi.

Ururka Xamas ayaa dhidibada loo aasaay1987, kadib markii uu bilowday kacdoonkii ka dhanka ahaa dhulka ay heysato Yuhuuda.

Haddabo jiritaanka ururukani iyo waxa uu kusoo kordhiyay qadiyadda Falastiniyiinta ayaanu ka wareysanay Cabdiqaadir Maxamed Axmed, wuxuuna u warramay weriyaha BBC-da Bashir Maxamed Caato.

Mowduucyada la xiriira