Qabowga Jigjiga ka dhacaya oo saameeyay ganacsiga
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qabowga Jigjiga ka dhacaya oo saameeyay ganacsiga

Magaalada Jigjiga ee caasimadda dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa waxaa maalmahan laga dareemayaa qabowgii ugu darnaa muddo tobannaan sanno ah.

Magaalada Jigjiga oo badanaa lagu yaqaan qorax iyo jawi diirran oo ay xilliyada qaboobaha ay u soo nasasho tagaan boqollaal qof oo ka yimaada dibadaha ayaa haatan dadkeedu waxa uu la daalaa dhacayaa qabowga ba'an ee xilligan dhacaya.

Badanaa xilliyadan magaaladu waa ay qabowdahay hasayeeshee tan oo kale horay looma arag oo waxa uu qabowgu saameeyay ganacsiga iyo waxbarashadii, sida uu ku soo warramayo weriye Cabdnaasir Sheekh Maxamed Xikam.

Mowduucyada la xiriira