Abwaaniinta Soomaalidu maxay ka yiraahdeen xiliyada collaadahu taagan yihiin?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Abwaaniinta Soomaalidu maxay ka yiraahdeen xiliyada collaadahu taagan yihiin?

Dhaqanka Soomaalida ayaa ka mid ah dhaqamada ku saleysan is dhexgalka iyo in la wadaago dad iyo duunyaba.

Wuxuuna saamayn ku leeyahay nolosha bulshada Soomaaliyeed xiliyada nabada iyo dagaalkaba, abwaaniin badan ayaana uga hadlay maansooyinkoda.

Abwaan Saxardiid Cali oo ka mid ah abwaanadaasi ayaa uga waramay qeyba ka mid ah dhaqanka Soomaalida Wariye BBC-da ee Jigjiga Cabdinasir Sheikh Maxamed Xikam.