Barnaamijka Ogaal
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Halkan ka dhegeyso barnaamijka Ogaal

Ogaal waa barnaamij ka hadla arrimaha banii`aadannimada, gaar ahaanna abaarta iyo saameynteeda. Waxaa iska kaashada raadiyaha arrimaha banii`aadannimada ee Ergo, BBC Somali iyo BBC Media Action.