KENYA: DHIMASHADA DAYACA WADOOYINKA KEENYA
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

KENYA: Dhimashada dayaca wadooyinka kenya

Shilalka gadiidka ayaa waxyaabaha sababa kuwa ugu waawayn ee waxa ka mid ah burburka wadooyinka soo gaadha, gaar ahaan marka wadooyinku godad badan yeeshaan , hadii aan dayac tir joogto ah aan lala dul jooginna waxay sababaan dhimasho badan.

Dalkan Kenya ayaa isna lagu tiriyaa in uu ka mid yahay kuwa ay wadooyinkiisu shilalka badan dhaliyaan, oo dabayaaqadii sannadkii tagay ay dad badan oo mudadii fasaxa socdaalayey ay ku dhinteen.

Haatan se waxa la keenay farsamo cusub oo si dhakhso ah loogu dayac tiro wadooyinkaa godadka badani ku yaalaan.

Ferdinand Omondi ayaa warbixintan ka diyaariyey, waa kan Catoosh oo soo jeediyaa.

Mowduucyada la xiriira