Magaalada Garowe ee Puntland na waxaa lagu qabtay kuLlan lagu soo Bandhigayay gabayo, kuwasoo ay Curinayaan dhalinyaro da'a yar ah. Waxaana ay kaga hadlayeen Mowduucyo kala Duwan oo Bulshada Quseeya.
Maxamed Axmed Cabdi oo kamida golaha mihigaan ayaa Wariye Axmad Cawil uga waramaya arimaha ay diirada saarayeen.