Dabar go'a shilinka Soomaaliga oo walaac laga muujiyay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dabar go'a shilinka Soomaaliga oo walaac laga muujiyay

Lacagtii shilinka Soomaaliga ayaa ku yaraatay suuqyada waa weeyn ee magaalooyinka Soomaalia waxaana jira shirkado isgaarsiineed oo iyagu sameeyay lacagta taleefanada la isagu diro.

Dadka qaar ayaa aaminsan in shilinkoo yaraado ay sabab u tahay lacagtaas taleefanada lagu kala dirsado.

Hadaba wariye ahmad cawil jaamac ayaa warbaxintaan ku eegayaa.