Maxaad kala socotaa dhibaatooyinka gudniinka fircooniga?
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaad kala socotaa dhibaatooyinka gudniinka fircooniga?

Dunida maanta waxaa laga xusayaa maalinka kahortaga gudniinka fircooniga. Wadamada afrika ayaa gudniinka fircooniga ah uu aad uga jiraa.

Soomaliya waa ay ka mid tahay meelaha sida weyn looga dhaqmo gudniinka fircooniga.

Dr Abdikadir Wehlye oo ah dhaqtar ku takhasuusay xanuunada taranka heerka gudniinka fircooniga ee Soomaaliya uga warramay Cabdirizaq Xaaji Catoosh.