Sawirrada todobaadkii tagay iyo Afrika

Xulashada sawirradii ugu wanaagsanaa todobaadkan Afrika

Kenya Wildlife Service lift a tranquillized elephant bull into an truck at the Lamuria, Nyeri county, on February 21, 2018 during the transfer of elephants from Solio, Sangare and Lewa to northern part of Tsavo East National Park in Ithumba. Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Ma ahan wax aad arki kartid maalin walba maroodi hawa sare ku jira muuqaalkiisa. Maroodiyaal badan ayaa Arbacadii lasoo dhaafey laga wareejiyey goobtii lagu xanaaneyn jirey ee ismaamulka Nyeri ee dalka Kenya.
Canada Carpe Diem Circus performs at the French Institute on Febuary 15, 2018 during 1st Circus Festival in Abidjan in Ivory Coast. Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Balse markan dad ayaaa duulayay. waxaa ciyaarahan lagu soo bandhigay caasimadda Ivory Coast ee Abidjan.
Mourners and supporters of the Movement for Democratic Change (MDC) party wave good bye to Zimbabwe's iconic opposition leader Morgan Tsvangirai who died last week after a battle with cancer, on February 20, 2018, during his burial at his rural village Humanikwa in Buhera. Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Dalka Zimbabwe, dad badan ayaa isu soo baxey si ay ugu murugoodaan hoggaamiyihii dhaq dhaq dhaqaaqa isbadal doonka ee dimuqraadiyadda Morgan Tsvangirai, kaasoo geeriyooday isagoo 65 sano jir ah.
A newborn at the Juba Teaching Hospital in Juba, the South Sudanese capital's only fully functioning maternity ward which has five beds and only solar-powered electricity Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Isla maalintaasi, hooyo ayaa ku dhashey ilmo isbitaal ku yaalla magaalada Jubba, xarunta dalka Suudaanta Koonfureed. Wadankani waa mid kamid ah goobaha adduunka ugu halis badan in ilmo lagu dhalo.
Two Ethiopian war veterans sporting military regalia walk down a path during a memorial service commemorating the anniversary of the 'Addis Ababa Massacre' Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Haween kamid ah dadkii soo halgamey, ayaa Addis Ababa ku xusay xasuuqii Talyaanigu ku laayey dad gaarayey 20,000 oo Itoobiyaan ah, 19-kii Febuary, 1937-dii.
Libyans wave national flags as they attend a celebration marking the seventh anniversary of the Libyan revolution which toppled late leader and strongman Moamer Kadhafi, in the capital Tripoli's Martyrs Square on February 17, 2018. Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Dadka reer Libya ayaa sameeyey dabaal deg ay ku xusayaan sanad guuradii toddobaad ee kasoo wareegtay kacdoonkii xukunka lagaga tuurey hoggaamiyihii hore ee Muammar Gaddafi.
An election campaign banner erected by supporters of Egyptian President is seen in the capital Cairo on February 21, 2018. Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Dalka Masar ayaa haatan u diyaar garoobay doorasho. Taageerayaasha ayaa boorkan ku dhajiyey toddobaadkan caasimadda, kaasoo xambaarsan sawirka madaxweyne Sisi.
South Africa's newly-minted president Cyril Ramaphosa (centre) arrives to deliver his State of the National address at the Parliament in Cape Town, on February 16, 2018. Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Koonfurta Africa kama aysan dhicin doorasho, laakiin waxey yeelatey madaxweyne cusub. Cyril Ramaphosa ayaa halkan kasoo muuqday intii aanu u jeedin qaranka khudbadda sanadlaha ah. Talow haweeneyda agtaagan mdaxweynaha maxay aragtay?
Ghana"s skeleton slider Akwasi Frimpong exits after his race in the Men"s Skeleton competition at the Olympic Sliding Centre during the PyeongChang 2018 Olympic Games, South Korea, 16 February 2018 Lahaanshaha sawirka EPA
Image caption Dhanka kala ee dunida ee Koonfur Korea, ciyaaryahanka reer Ghana ee ciyaarta dharka la isku dhajiyo ee qalfoofta Akwasi Frimpong ayaa barey gabadhiisa yar saaxiib cusub.
Athletes compete in the final of Men's 800m during the trials for the 2018 Commonwealth Games, at Kasarani Stadium in Nairobi, Kenya, on February 17, 2018 Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Laakiin Kenya, hadal hayska ayaa ahaa in loo gudbayo tartanka kan xiga. - Ciyaaraha dalalka Barwaaqo Sooranka ayaa ka dhacaya Australia bisha April ee soo socota.

Xigashada sawirrada waa AFP iyo EPA