Todobaadka Haweenka ee BBC Soomaali
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Todobaadka Haweenka ee BBC Soomaali

Dhageestayaal, BBC Somali waxay todobaadkan idin soo gudbin doontaa warbixinno taxano ah oo ka hadlayaa xaaladda ay dumarka soomaaliyeed ku jiraan, maanta waxaan eegi doonaa Siyaasadda iyo kaalinta ay kaga jiraan xubnaha dowladda federalka ah ee Somaaliya iyo gobollada hood yimaado, Jamhuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland, yo qaar ka mid ah goobolada ay soomaalida degto.

Marka la eego doorka dumarka ee Siyaasada waxaad modaa in dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ay jogooyinka sar sare ay dumar ka hayaan., haddabo sidey u arkaan dumarka jagooyinka ka hayaa maamulkaasi, waxaa warbixintan magaalada Jigjiga inoooga soo diray weriyahayaga Jigjiga Cabdinasir Sheekh Maxamed Xikam.

Mowduucyada la xiriira