Daawo: Bashaar Al assad oo ku sugan jiida hore ee dagaalka Quuta
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Bashaar al-Assad oo ku sugan jiida hore ee dagaalka Quuta

Dowladda Suuriya ayaa shaacisay muuqaalkan madaxweyne Bashaar al-Assad oo booqanayo ciidammadiisa ku sugan jiida hore ee dagaalka bariga Quuta.

Tobanaan kun oo qof ayaa ka qaxay deeganakaasi go’doonsan, balse waxaa laa aminsan yahay boqolaal kun oo kale inay wali ku xanniban yihiin halkaa.

Mowduucyada la xiriira