Daawo: Warbixin ka hadlaysa tiyaatarka qaranka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Warbixin ka hadlaysa tiyaatarka qaranka

Waxaa dunida laga xusay 27 Maarso maalinta caalamiga ah ee Tiyaatarka. Warbixintan waxay ka hadlaysaa Tiyaatarka qaranka ee ugu weyn Soomaaliya, kana mid ahaa kuwa ugu qurxoon gobolka geeska Afrika.

Dhibaatooyin baaxad weny ayaa tiyaatarka soo gaaray tobanaankii sano ee la soo dhaafay, haba ugu badnaadaan burbur iyo dayac.

Warbixinta waxaa ku jira qaar ka mid ah fanaaniintii hore ee hobollada waaberi oo ka sheekeynaya xusuusta uu u leeyahay Tiyaatarka.

Mowduucyada la xiriira