Ka faa’ideysiga Technology-yada & Soomaalida.
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ka faa’ideysiga Technology-yada & Soomaalida.

Magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho ayaa waxaa laga hirgaliyey mid ka mid ah adeegyada looga faa'ideysto Mobile-da, kaasi oo ah adeeg macaamiisha waxyaabaha ay ku dalbadaan telefoonadda gacanta loogu geynayo guryahooda ama goobahooda shaqada.

Adeega Gulivery ayaa waxaa hindisay isla markaana hirgaliyey Deeq Maxamed & Saado Cali Baaruud oo ah lamaane muddo ku noolaa qurbaha.

Haddaba Deeq Maxamed ayaa wariyaha BBC Mowliid Xaaji Cabdi wuxuu uga waramay adeegyada ay u fidiyaan macaamiishooda iyo sida ay ugu faa'ideyaan bulshada.

Lahaanshaha sawirka Mustafa Saeed