Garaashyada bajaajta Jigjiga oo laga cabanayo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Garaashyada bajaajta Jigjiga oo laga cabanayo

Magaalada Jigjiga ee dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya oo gaadiika Bajaajka loo yaqaanno uu ku badan yahay, ayaa waxaa beryahan dambe jirtay cabasho dad badani ay qabaan gaar ahaan dadka Geerashyada Bajaajleeyda ka agdhaw.

Dadkan ayaa ka cabanaya in ooliyada bajaajta laga beddalo lagu daadiyo dhulka taasina ay keento xiliyada Roobka in daadadku ay xaafadaha geeyaan ooliyadaasi, weriye Cabdinaasir Sheekh Maxamed Xikam oo arrintaasi u kuur galay ayaa warbixintan inooga soo diray.