Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dagaalka Muqdisho

28 qof ayaa ku dhintay 60 qof ka badanna waa ku dhaawacmeen dagaal saakay ka dhacay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, markii ciidamada dawladda oo taageero ka helayey kuwa AMISOM ay weerareen goobo ay dhanka waqooyi ee magaalada ka fadhiyeen xoogaga dawladda ka soo horjeeda.