Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Tallaalka Cudurka Polio

Maanta waxaa degmooyinka dowlada deegaanka Soomalida ee Itoobiya ka bilowday, talaalka Cudurka Booliyaha ama Dabaysha loo yaqaano, waxaana sida uu sheegay ku xigeenka Madaxa xafiiska Caafimaadka ee Gobolka soomalida Dr Yusuf Maxamed Cali, cudurkani laga talaali doonaa caruur gaaraysa, 830,000 oo caruur ah,

Cabdirisaaq Xaaji catoosh ayaa Qadka Telefoonka kula xiriiray, Dr Yusuf maxamed cali oo ah Ku xigeenka Madaxa xafiiska Caafimaadka ee dowlada deegaanka soomalida ee itoobiya,