Argentine 1 - Nigeria 0

Argentine ayaa gool keliya kaga badisay Nigeria.

Argentine waxaa goolka madaxa ugu dhaliyay, Gabriel Heinze.

Kooxda Argentine waxaa u suurtoobi lahayd in ay goolal badan dhaliso, laakiin gool hayaha Nigeria, Vincent Enyeama, ayaa darbado badan oo weerarka Argentina ay ku soo gameen ka badbaadiyay shabaqa goolkiisa.

Waaa cayaartii labaad ee Group B.

Waxaa hore u wada cayaaray South Korea iyo Greece oo South Korea ay 2 gool iyo 0 ku badisay.

Markaa Argentin iyo South Kore ayaa hoggaaminaya Group B.