Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shir Midowga Africa uga furmaya Kampala, Uganda

Isniinta waxaa ka bilaabanaya kampala shirweynaha AU oo uu u horeeyo kulanka safiirada AU...waxaa xigaya wasiirada arrimaha diibadda oo diyaarinaya agendaha shir-madaxeedka madaxweynayaasha AU.

Haddaba qodobada u waaweyn ee la filayo in shirweynuhu ka hado waxaa ka mid ah xaaladda somalia iyo go'aano ay dhawaan gaadheen madaxweynayaasha urur goboleedka IGAD oo ahaa in ciidamo dhan 2000 askari deg deg ogu diro somalia,ayna ku xigto ilaa 20,000 oo ciidan ah oo lagu xsiliyo somalia.

haddaba safiirka somalia ee addis abeba said yusuf nur oo ka mid ah safiirada sii diyaarinaya shirweynaha madaxda AU ee kampala ayaa abdinur sh moh'd uga waramay agenadaha shirka waxa uu noqon doono?

AUDIO dur 5 24 min