Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xildhibaanno kala shiray

Image caption Baarlamaanka Soomaaliya

Kullan ay ku ballansanaayeen, 5-tii bishan, xildhibaannada baarlamaanka ku-meel-gaarka ah ee Soomaliya, ayaa laba meelood oo kala duwan ka dhacay.

Qeyb xildhibaannada ka mid ah, ayaa rasulwasaaraha kula hadlay xaruunta baarlamaanka, halka qeybkale oo wadatay mooshin ka dhan ah raisulwasaarahana ay ku shireen, hoteel Muqdisho ku yalla.