Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Salaadiinta Burco

Dhinca kale salaadiinta dhinaca Burco ka socotay waxaa ka mid ah Suldaan Maxamuud Xaaji Xuseen oo markii ay Burco dib ugu noqdeen u waramay wariyaha BBC Xuseen Aw-Jaamac Jibriil Xagar, oo marka hore waydiiyey shirka xadhadhka ee ay cuqasha intaas le'eg ka qayb galeen sababta looga dhigay shir qarsoodi ah?

Wuxuu ka hadlayaa muhiimadda shirka iyo arrimaha lagu soo qaaday.