Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Salaadiin ka timid Burco iyo Buuhoodle oo shiray

Salaadiin ka kala socotay gobolka Togdheer iyo Buuhoodle oo shir dhowr maalmood socday ugu dhammaaday degaanka xadh-xadhka ee u dhexeeya Coodinle iyo Buuhoodle ayaa go'aano soo saaray.

Salaadiinta ka qayb gashay shirkaas waxaa ka mid ah Suldan Said Osman Ali oo ka mi ah isimada ka socday Buuhoodle khadka telefoonka, ayuu Suldaanku ugu warramay Abdinur Sheekh Moh'd.