Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Puntland oo qabsatay Galgala

Image caption Ciidamada Puntland

Dagaal ku dhex maray magaalada Gal gala maamulka Puntland iyo kooxo Islaamiyiin ah ayaa maamulka Puntland kula wareegay magaalada Galgala iyo agagaarkeeda.

Waraysi aan la yeelanay Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Sh Maxamed wuxuu sheegay, in kooxaha Islaamiyiinta laga dilay ilaa konton qof, lagana sifeeyay magaalada Gal gala iyo agaaarkeeda.