Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Muslimiinta adduunka oo bilaabay Ramadaan

Image caption Gabar ducaysanaysa

Wasiirka Wasaaradda diinta iyo awqaafta ee Somaliland Shiikh Khaliil Cabdillaahi Axmed ayaa ka hadlay soonka bisha ramadaan, iyo arrimo kale oo la xiriira diinta Islaamka. Weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed Saciid Cige oo wareystay Wasiirka Sh. Khaliil ayaa ugu horreyn weydiiyay fariinta uu dadka u dirayo.