Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Afhayeenka xarakada al-Shabaab

Afhayeenka Xarakada Shabaab, Shiikh Cali Maxamuud Raage, ayaa sheegay in ay qaadeen weerarka iska qarxinta ee ka dhacay hotel Muna ee magaalada Muqdisho.