Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysiga Ra'iisul Wasaare Sharmarke

Raiisul Wasaaraha dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa waxauu ka hadlay dareenkiisa ku wajahan weerarka maanta. Yusuf Garaad ayuu telefonka ugu waramay isaga oo jooga magaalada Muqdisho.