Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qarax ay ku dhinteen 10 ayna ku dhaawacmeen 25

Laba gaari oo minibus ah oo ah kuwa gaadiidka dadweyanaha ayaa waxaa ay miino kula qaraxday meel u dhaxeysa kulliyaddii Jaalle Siyaad iyo Xaruntii wasaarada gaashaandhiga. Toban qof ayaa ku dhimatay, labaatan iyo shan kalena waa dhaawac ayaa soo gaaray, dadka waxay u badnaayeen haween.