Bangiga Adduunka oo Billion dollar siinaya Pakistaan

Fatahaadaha Pakistaan
Image caption Fatahaadaha Pakistaan

Bangiga Adduunka ayaa kordhiyay lacagta uu ku taageerayo Pakistaan hal billion dollar, si ay uga caawiso dib u dhiska waddanka ka dib markii ay fatahaado badan ka dhaceen.

Sidoo kale Hayadda lacagta adduunka IMF ayaa u ogolaatay Pakistaan afar boqol iyo konton million oo dollar lacag deg deg ah.

Hayadda gar gaarka ee Bisha Cas ayaa sheegtay in ay jirto dad badan oo nacayb u qaadaya shaqaalaha gar gaarka markay heli waayaan gar gaar ka ay ubaahan yihiin.

ilaa labaatan milyan oo qof