Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dagaalka Muqdisho

Ku dhawaad toban qof ayaa ku dhintay, 30 kalena waa ku dhaawacmeen dagaallo iyo duqeyn ka dhacaty magaalada Muqdisho xalay ilaa Maanta.

Wararka ka imaanaya Muqdisho waxay kaloo sheegaya in Shabaab ay sheeganayaan in deegaano hor leh ay ka qabsadeen ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya.

Dagaalka ayaa ka dhacay meelo kala duwan oo ciidamada dowladda iyo mucaaradku ay is hor fadhiyaan.