Madaxwaynaha Puntland oo soo dhoweeyay Ra'iisul Wasaaraha cusub

Madaxwaynaha Puntland
Image caption Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed

Madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed, ayaa maanta dareenkiisa ka muujiyay magacaabidda ra'iisal wasaaraha cusub ee dowladda ku meel gaarka.

Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Madaxwane Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed, wuxuu sheegay in uu soo dhowaynayo magacaabista ra'iisul wasaaraha cusub.

Wuxuu sheegay in qof kasta oo Soomaali ah uu xaq u leeyihiin in uu qabto mas'uuliyadda ra'iisul wasaarenimada.