Dabley dad ku dishay magaalada Gaalkacyo

Laba qof ayaa ku dhintay 10 kalana way ku dhaawacmeen ka dib markii xalay fiidkii koox dablay ah ay rasaas ku furtay dad isugu jiray rayid iyo ciidanka dawladda hoose ee Galkacyo.