Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada ee Itoobiya

Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada ee Itoobiya Cabdulfatax Sh Cabdullaahi ayaa booqasho ku maraya dhowr dal oo Yurub ah oo ay ka mid yihiin Denmark iyo Britain.

Socadalkiisa ayaa wuxuu ku saabsan yahay faahfaahinta heshiisyadii nabadda ee lala galay Jabhadihii mucaaradka ahaa.

Dhinaca kale horumarka xaga kaabayaasha dhaqaalaha, waxbarashada iyo caafimaadka ee laga sameeyay gobolka ayuu wasiirka ka hadlay.