Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wariye lagu martiqaaday Washington

Dowladda Mareykanka ayaa marti qaadday weriyayaal dalal kala duwan ka yimid, waxayna booqanayaan gobollo ka tirsan dalkaas si ay wax uga ogaadaan nolosha, taariikhda, dhaqaalaha iyo siyaasadda Mareyklanka.

Cabdikariim Maxamed Jimcale oo ka mid ah weriyayaashaas ayaa waxaa uu weriyaha BBC ee Washington, Maxmed Xaaji Xuseen, uga warramay waxaa uu kala kulmay Mareykanka.