Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wariye lagu martiqaaday Washigton

Abdikarim Mohamed Jimale, oo ka mid ah in ka badan 100 suxufi oo dowladda Mareykanku ku martiqaadday dalkeeda ayaa waxaa uu weriyaha BBC ee Washington, Maxmed Xaaji Xuseen, uga warramay waxaa uu kala kulmay Mareykanka.