Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dagaalka Buuhoodle

Image caption Deegaanka Buuhoodle

Deegaanka Buuhoodle ayaa dagaal ka dhacay saaka. Dagaalka oo u dhaxeeya laba beelood waxaa ku dhintay inta la og yahay saddex qof saddex qofna waa ku dhaawacmeen.

Dagaalka ayaa ka bilaabmay bali ay ku muran san yihiin laba beelood ee deegaanka.