Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysiga Raiisal Wasaaraha

Image caption Raiisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed

Ra'iisal Wasaaraha cusub ee dowaldda ku meel gaarka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa waraysigiisi ugu horreeyay siiyay, Laanta Af Soomaaliga ee BBCda.

Ra'iisal Wasaaraha, waxaa magaalada Muqdisho ku waraystay Weriyahayaga, magaalada Muqdisho, Maxamed Ibrahim Mucallimu, oo arrimo badan wax ka weydiiyay.