Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barnaamijka Falanqeynta

Image caption Falanqeynta

Barnaamijka falanqeynta ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ku shiray magaalada Djibouti oo ka wada hadlayay dhibaatada Soomaaliya iyo qaabka ay suurtagal u tahay in xal loogu helo.

Doodda waxaa u qeybinaya qaar ka mid ah xubnaha aqoonyahannada shirka, weriyaha BBC Daud Aweys.