Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Siyaasadda Kenya

Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay xaaladda siyaasadeed ee dalka Kenya, oo mudadadn danbe golaha baarlamaanka Kenya ay ka doodayeen mowduucyo muran iyo xasaasiyad ku abuuray fadhiyada golaha baarlamaanka.

Barnaamijka doodda waxaa ka qeybgalaya Xildhibaan Aadan Barre Ducaale, Xildhibaan Maxamuud Muxumad Siraad iyo Xildhibaan Maxamed Xuseen Qaras.

Waxaa doodda u qeybinaya weriyaha BBC ee Nairobi, Cabdirisaaq Xaaji Catoosh.