Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ciidan dowladda ku-meel-gaarka oo gadood sameeyay

2 asakri oo ciidanka dowladda ah ayaa ku dhintay iska hor imaad dhexamray ciidan gadooday iyo kuwo amarka iyo kala dambeynta soo celinayay.

Dhowr kalena waa ku dhaawacantay.

Iska hor imaadkaas ayaa ka dhacay wadada isku xirta garoonka iyo madaxtooyada.