Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhibaatada haysata Carruurta Soomaaliyeed

Image caption Wakiiladda Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qabilsan arrimaha Carruurta iyo carruurta ku sugan goobaha ay ka jiraan colaadaha Radhika Coomaraswamy

Wakiiladda Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qabilsan arrimaha Carruurta iyo carruurta ku sugan goobaha ay ka jiraan colaadaha.

Wakiiladda gaarka ah Radhika Coomaraswamy ayaa Qaramada Midoobay uga warbixisay xaalada caruurta soomaaliyeed ay ku suganyihiin ka dib markii ay dhawaan booqasho ku soomartay meelo kamid ah dhulka Soomaaliya.

Cumar Jamal waa xoghayaha koobaad ee guidiga u fadhida dalka Soomaaliya Qaramada Midoobay wuxuna joogay shirka ay qabadhay Radhika.

Mohamed Haji Hussein ayaa ka waraystay Jamaal waxyaabihii ay ka hadashay Radhika Coomaraswamy.