11 Janaayo, 2011, 17:43 GMT 20:43 SGA

Daawo Aftida Sudan

Media Player

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Daar noocyada kale ee Maqal/muuqaal

Codayntii aftida loo qaadayo madaxbanaanida koonfurta Sudan ayaa socota maalintii saddexaad. Labaatan boqolkiiba dadka diiwaan gashan ayaa codeeyay ilaa hadda,saldhigyada codaynta ayaa furan ilaa waqti danbe.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay iska hor imaad ay ku dhinteen ugu yaraan soddon qof gobolka Abyei oo ah gobolka saliida shidaalka laga soo saaro.

Gobolka Abyei ayaa waxaa isku haysta waqooyiga iyo koonfurta Sudan, walina lagama samayn afti inay doonayaan inay ku biiraan koonfurta Sudan iyo inay ku biiraan waqooyiga Sudan.

Wariyaha BBC Bashkas jug soo dhacay oo ku sugan magaalada Juba ee koonfurta Sudan ayaa warbixintan ka soo diray.

BBC navigation

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.