22 Janaayo, 2011, 12:36 GMT 15:36 SGA

Madaxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia

Media Player

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Daar noocyada kale ee Maqal/muuqaal

Madaxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida ee Ethiopia, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa booqanaya dalka Maryakanka, oo uu sheegay in uu u tagayo si uu kulanno ula qaato Soomaalida Ethiopia ee ku sugan dalka Maraykanka.

Madaxwaynaha ayaa intii uu kii jeeday Maraykanka ku hakaday magaalada London. Cabdiraxmaan Koronto, ayaa la kulmay oo ka waraystay arrimo la xiriira safarkiisa.

Wuxuu kaloo madaxwaynaha deegaanka Soomaalida Ethiopia ka waramayaa dhibaatooyin lagu eedaynayo in ay ku kaceen ciidamada Layuu Police-ka ee gobolka Soomaalida Ethiopia.

Waxaa kaloo wax laga waydiiyay arrimo la xiriira dhinaca amniga, dad la sheegay in military-ga Ethiopia kala baxeen saldhig booliis oo ku yaalla Qabridahar iyo dad dhowaan laga kaxaystay iyaga iyo xoolahood deegaanka Bambaas.

Wuxuu Madaxwayne Cabdi Cumar ka hadlayaa oo kale xaaladaha horumarka deegaanka dhinaca waxbarashada, isagoo sidoo kale soo jeedinaya baaqyo ku aadan abaaro ka jira deegaanka oo dhibaatooyin ku haya dadka.

BBC navigation

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.