Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Prof Maxamed Mukhtaar oo ka hadlay dhiciddii Siyaad Barre

Prof Maxamed Malaaq Muqtaar, oo hadda ku sugan dalka Maraykanka, wuxuu wax badan ka qoray taariikhda Soomaaliya, iyadoo uu dalka booqday dhowr jeer kadib burburkii dowladii Maxamed Siyaad Barre.

Yuusuf Garaad, ayaa waydiiyay waxa uu is leeyahay maanta oo laga joogo labaatan sano markii dowladdii Maxamed Siyaad Barre ay burburtay, maxaa laga faa'iiday ayaad dhihi kartaa intii ka dambaysay?