War ka soo baxay ciidammada Masar

golaha sare ee ciidanka Masar
Image caption golaha sare ee ciidanka Masar

CIIDAMADA QALABKA SIDA EE DALKA MASAR AYAA DAQIIQADO KAHOR BAYAANKOODII 4AAD EE AY SOO SAAREEN WAXAA AY KU SHEEGEEN.

1- Golaha sare ee ciidammada qalabka sida ee dalkla Masar waxay shaaca ka qaadayaan inay dhowrayaan dhammaan heshiisyadii caalamiga iyo kuwa goboleed intaba. 2- Golaha sare ee ciidammada waxay ballan qaadeen hab wareejin nabadeed xagga talada dalka oo loogu gudbayo maamul xukuumad rayid ah oo doorasho ku imaneysa. 3- Golaha sare ee ciidammada waxay ka dalbeen xukuumadda haatan jirta inay sii waddo hawlaha dalka inta laga dhisayo xukuumad cusub