AMISOM oo ku kulmaysa ACCRA, Ghana

Maamulka howlgalka midowga Africa ee Soomaaliya, AMISOM, ayaa lagu wadaa in uu maanta galinka dambe kulan ku qaato magaalada Accra ee caasimadda dalka Ghana.

Shirka ayaa yimid kadib dagaalkii ugu cuslaa ee dhiiga ugu badan uu ku daato ee Soomaaliya ka dhaca muddo dhowr bilood ah, iyadoo wararka qaar ay tirada dhimashada ku tilmaamay inka hadal boqol todobaadkii hore.

Laba wadan oo kaliya ayaa dalalka Africa ciidamadooda u soo diray Soomaaliya.

Kulanka ayaa isku dayi doona in lagu ballaariyo taageerada la siinayo howsha AMISOM.