Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dumarka iyo Dastuurka

Falanqaynta maanta waxay ka hadlaysaa xuquuqda dumarka Soomaaliyeed iyo kuwa reer Djibouti. Dumarka Soomaaliyeed ayaa waxaa tan iyo intii ay dhacday dowladdii dhexe waxay ku jiraan dhibaatooyin badan oo ay kamid yihiin xuquuq la'aan, shaqo la aan, ammaan dari iyo kufsi.