Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dagaal ka dhacay gobollada dhexe

Ugu yaraan labaatan iyo kow qof ayaa ku dhintay inta la og yahay qaar badana waa ay ku dhaawacmeen, dagaal maanta ka dhacay gobolka Galgaduud.

Dagaalka ayaa u dhaxeeyay Al-Shabaab iyo Ahlu Suna.

Maxammed Maxamud Dhoore ayaa ka waramaya.